Author: Admin
xafladii Minneapolis
Arts
xafladii mpls
waa xafladii minneapolis ee beesha talxe eey iskuugu imaaday,waxaa fadladani kasoo qeyb galay dhamaan
aqoonyahanada,wax garadka,haweenka iyo dhalanyarada. xafladani oo
si heersara ah ayaa waxaa u soo abaabulay urruka tlx youth ee southern somalia community action network. ururka SSCAN wuxuu dadaal badan ugu jiraa in markale uu isku keeno dhamaan beesha talxe si eey ooga tashadaan aayahooda dambe.














